Ilhaan Cumar oo ka jawaabtay hadal uu mar kale ku weeraray Madaxweyne Trump

Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa xalay saqdii dhexe boggiisa Tweetarka ku qoray ‘hadal jeejees ah’ oo uu ula jeedo Ilhaan Cumar oo iyana markii dambe jawaab ka bixisay hadalkiisa. Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in Madaxweyne Donald Trump oo Sabtidii ka hadlay kulan ay lahaayeen Kooxda Hoggaamisa siyaasadda Yuhuudda ee ku dhaqan Mareykanka ayaa Ilhaan Cumar … Continue reading Ilhaan Cumar oo ka jawaabtay hadal uu mar kale ku weeraray Madaxweyne Trump